offline website creator download
Mobirise
Mobirise

Abwaan Nooradiin Darwiish
Founder & Chairman USD Party
Xisbiga Midnimada Soomaaliya
Wadajir waxaan dhisi karnaa maanta
beri qaran taliya leh Cadaalad loo siman yahay & sharaf Soomaali 

Abwaan Nooradiin M.Darwiish
 Founder & Chairman USD Party Xisbiga Midnimada Soomaaliya
Wadajir waxaan dhisi karnaa maanta & beri qaran tayo leh
Welcome USDP party belong for all Somali people
USDP Together we can build up new Somali today & tomorrow
Policies of USDP is: Unity, Justice, Freedom, Equality, Transparency and Accountability.
USDP will build up large health community inside Somalia and outside Somalia
USDP strong commitment to delivery peace and democracy in all Somalia
Joint today membership
 
Wadajir waxaan dhisi karnaa maanta & beri qaran tayaleh
Waa Xisbi Soomaalinimo Waa Xisbi Islaanimo waa xisbi Sinaan & Cadaalad
Waa Xisbi Wadani ah waa xisigii Soomaalida oo dhan guul gaarsiin lahaa
Astaanta Xisbiga Midnimada USD Party Indhaha ka buuxso deg deg ah ugu biir
Waayo Calanka Soomaaliya loo geliyey laba gacmood dhexdooda?
Ku biira Walaalayaal Xisbiga Midnimada Soomaaliya United Somali Democratic party
 Dhamaan Soomaali meel ay joogto dal & dibad gacmo Furan kusoo dhowaada
Joint now USD PARTY Xisbiga Midnimada Soomaaliya Ku biira Walaalayaal
   
badbaadi Calankaaga dadkaaga dalkaaga diintaada badbaadi magaca soomaaliya
meelkasta oo ay joogaan soomaalidu gacma furan ayaan ku so dhoweeyneeynaa
 waa xisbi u diyaara inuu soomaali ku hogaamiyo hogaan sax ah
Ma aaminsan tahay Soomaalinimo ma aaminsan tahay qaranimo
ma aaaminsan tahay sinaan cadaalad nabad sharci loo siman yahay
Ma aaminsan tahay Islaanimo sharaf deris wanaag wadaniyad
Xisbiga Midnimada Ku Biira soomaaliyey ,
(1) Shuruudaha in aad tahay soomaali , 18 sano jirtaa
(2) email leedahay, emailka kusoo sheegtaa dalka aad joogto sida US ama Uk ama Canada oo kale
(3) emailkaaga ayaa lagu soo diraa Aqoonsiga Xisbiga Midnimada inka yar afar maalmood
() hadaad heysan credit card waad ku bixin kartaa paypal acoonka baankaaga toos uga bixin kartaa
 (USDParty@hotmail.com si laguu soo diro Aqoonsiga Xubinimada Xisbiga.
Nabad waarta & Dowlad loo dhan yahay Cadaalad Islaamino & Dimoqoraadiyad soomaaliya
Abwaan Nooradiin M.Darwiish Founder & Chairman USD Party Xisbiga Midnimada

© Copyright usdparty.org Website built by www.seeit.com.au